Qeexid

"Wax baahi hayso ahaansho (nafley)."

Qeexid Xigta

U b.: wax wax u mucurtaysan ahaansho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baahan oo kali ah:
  • Nin dadcun ahaa oo lagu magacaabo Armin Meiwes ayaa internetka ku faafiyay ogeysiis uu ku sheegayo inuu u baahanyahay oo uu raadinayo dad uu dilo ka dibna hilibkooda cuno.
  • Haddaba waxaa loo baahanyahay in PM-ka aan lagu soo xulan qabiil kaliya ee loo fiiriyo aqoon, xirfad ayo shaqa wanaag si xaaladda hadda jirta wax looga baddalo.