Qeexid

"U b.: qof ama dad dhibaateysan hanti u uruurin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baahee oo kali ah:
  • Suxufi Somali ah oo halkaas socod kusoo maray ayaa sheegay in dagaalada beelahan oo ka socday in ka badan 6-bilood deegaanada miyaga ah ay ku baaheen magaalooyinka ay wada dagaan sida Mandheera iyo Ceel-waaq.
  • Roobaabkaas oo markii hore ka soo bilaamay wadanka Maraykanka, maanta, waxay ku baaheen aduunka oo dhan.