Qeexid
"U b.: cid in ay wax u baahato badid."
[-iyay, -isay]
baahi2 yay
baahi2 say
f.g2"U b.: cid in ay wax u baahato badid."
Wadaag:
Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; gaajo.
Xaalad cunto yari oo meel ka dhacda.
Dhibaato ay keento wax la'aantooda.
m.dh
Wadaag:
War, cudur, daad iwm aad u faafid.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
Wax baahi hayso ahaansho (nafley).
U b.: wax wax u mucurtaysan ahaansho.
f.mg4
-hnaa, -hnayd
Wadaag:
Baahi dareemid (nafley).
U b.: wax la'aantiis u mucurteysnaan.
f.mg3
-hday, -hatay
Wadaag:
U b.: qof ama dad dhibaateysan hanti u uruurin.
f.g2
-heeyay, -heysay
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) (bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”.
m.dh
Wadaag: