Qeexid
"Qofka aan cidna u baahnayn; Alle."
"Qofka aan cidna u baahnayn; Alle."
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.
m.l
Wadaag:
Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; gaajo.
Xaalad cunto yari oo meel ka dhacda.
Dhibaato ay keento wax la'aantooda.
m.dh
Wadaag:
U b.: cid in ay wax u baahato badid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.
f.g2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
Heerkii ay ku duuli lahayd gaarid (shinbir).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
War, cudur, daad iwm aad u faafid.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag: