Qeexid

"ld baahitirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baahitir oo kali ah:
  • Haddaba, baahitirka waa saldhigga iyo kor u qaadidda nolosha ummadda iyo dhismaha dalkaba.
  • Intaasi oo la isugu keenay qorshe habeysan iyo maamul mideysan oo aqoon iyo daacadnimo ku dhisan waxay dhalineysaa horumarinta Kheraadka Badda iyo baahitirka ummadda, sidaasna lagu heli karo isku filnaansho buuxda iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.