Qeexid

"eeg baahan. ld baahnaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baahnaan oo kali ah:
  • "Tallaabadan kadib Xafiiska Siyaasadda (UNPOS) wuxuu si xoogan ugu baahnaan doonaa inuu joogo Muqdisho inkastoo arrimo amaan awgood, waxaan u baahanahay inaan si taxadir leh u cabbaarno arrintan," ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah.
  • Caanaha waxaa naaska hooyada ku abuuray Ilaah (Subxaana watacaala) wuxuuna kaamil uga dhigay wax alla wixii nafaqo iyo difaac uu u baahnaan karo ilmuhu.