Qeexid

"Wax la sameyn lahaa dib u dhigid ama iska deyn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaji oo kali ah:
  • Odayaasha dhaqanka Hawiye ayaa Maalmahaan waxa ay wadeen Dadaalo ay ugu kala dabqaadayeen Dowlada Midnimada qaran iyo Kooxaha ka horjeeda si loo baajiyo Dagaalo kale oo ka dhaca Muqdisho.
  • Inkasta oo uu ku tilmaamay nin uu qaddariyo haddana wuxuu caddeeyay in Venables aanu ka baajin karin qorshaha uu goosto, iyo inaanu ku dirqiyi karin inuu la joogo midna.