Qeexid

"/dh (-dyo, m.l/-do, m.dh) Warqad adag oo qaab sanduuq leh oo badeecooyinka lagu rido. ld baako."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baakad oo kali ah:
  • "Kaamamka waxaa ka dhisan guryo ka sameysan baco, baakado iyo maryo gaboobay, xitaa intaas ma heli karaan, mana jirto hay'ad lasoo xiriirtay mudadii labada bilood ahayd ee ay halkaan barokaca ku yihiin" ayay tiri Xaliimo.
  • Buuriga ama tobaakadu waxyaabaha ay ka kooban tahay aad ayay u kala duwan yihiin waanay khatar iyo halis badan yihiin.