Qeexid Xigta
ld baalasheyn.
ld baalasheyn.
Wadaag:
Kabo luujito marin. ld baalashee.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kabaha la mariyo, luujito.
Burush.
m.l
Wadaag:
Diyaafad ama martiqaad weyn oo marti sharaf loo sameeyo.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Waraaqaha turubka midka yeekaha ku xiga oo boqorka ku sawiranyahay. ld baash.
m.l
Wadaag:
Si wanaagsan oo farxad iyo reyn-reyn leh qof u qaabilid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin.
ld baashaalid.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Dhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.
m.dh
Wadaag:
Sheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Garbaha haadda ama daayuuradaha ay ku duulaan midkood.
Dhogorta shimbiraha.
Xaanshi jilicsan, cabir gaar ah oo wax lagu qoro leh. 4. ld baalcas. Diqsi weyn oo xoolaha dhiigga ka nuuga, cudurka dhukaankana u kala qaada. 5. Buunshe. 6. B.ka isha: timo yaryar gaagaaban oo ka baxa afka daboollada isha naaslayda. 7. Cudur ku dhaca carruurta oo qaraw iyo caddaad leh. 8. Cudur ku dhaca geela oo qoorta qalloociya.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.
m.dh
Wadaag:
Xasharaad yaryar oo baalal leh sida badan waqtiga roobka la arko.
m.dh.u
Wadaag: