Qeexid
"eeg baaldillaacso. ld baaldillaacsad, baaldillaacsi."
"eeg baaldillaacso. ld baaldillaacsad, baaldillaacsi."
Wadaag:
Heerkii ay ku duuli lahayd gaarid (shinbir).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg xuubdillaacso. ld xuubdillaacsad, xuubdillaacsi.
m.f.dh
Wadaag:
eeg gulgula dillaacso. ld gulguladillaacsad.
m.f.dh
Wadaag:
Weel caag ama bir ka samaysan oo af ballaaran iyo siddo la qabsado leh oo biyaha lagu shubto ama lagu qaato.
Weel macdan ka samaysan, abbur iyo siddo la qabsado leh oo caanaha lagu shubto; jeeg.
m.l
Wadaag: