Qeexid
"Shinbir dhabarka ka cad, calooshana madow ciiro bus ah ku leh, oo dabo ganto ah iyo baalal dhadheer oo u eg kuwa fallaarta leh."
"Shinbir dhabarka ka cad, calooshana madow ciiro bus ah ku leh, oo dabo ganto ah iyo baalal dhadheer oo u eg kuwa fallaarta leh."
Wadaag:
Bir yar, dhuuban, afka gammuun looga daabo, qaansooyinka laga gamo oo loo adeegsado dagaalka iyo ugaarsiga.
Nudo dhuudhuuban oo iftiinka qorraxda keena.
m.dh
Wadaag:
fallaar gaama m.l (-rro ..., m.l) (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.
Wadaag:
fallaar gaama m.l (-rro ..., m.l) (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.
Wadaag:
Wax, wax ballac leh ka dhigid.
Wax, wax waasac ah ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax ballac weyn leh ahaansho.
Wax waasac ah ahaansho (dhul, weel iwm).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(xis.) Isqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar haddii iskeelka la qaatay uu ka yaryahay 1). Haseyeeshe u eg, qaabka asalka ah (eeg isqaad). Sida kale waa weynayn iyo yareyn shaxan joometari.
m.dh
Wadaag:
Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho.
Wax ballaciisa weyneysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-ddo, m.l) Nooc warmaha yaryar ka mid ah oo aan caarad dhuuban lahayn, lehna af ballaaran iyo tiir weyn.
m.dh
Wadaag:
Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Ciyaar dhaqameed jaan iyo jiibinba leh oo dadka isku maaweeliyo (degaanka Ceergaabo).
m.dh
Wadaag: