Qeexid

"B. ah: wax muddo dheer jiray oo aad u gaboobay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baalid oo kali ah:
  • Qaar ka mid ah ganacsatadii ka qaybgalay shirka ayaa soo jeediyay in ganacasiga Soomaalida hadii uu amaan helo uu door wayn ka cayaari karo nabad kusoo dabaalida Soomaaliya guud ahaan iyo Dib u dhiska Dalka.
  • Firimbi ayaa ku soo aaday xilli magaalada Muqdisho ay bandow tahay muddo saddex habeen ah, kaasoo u muuqda inay dadweynaha u hoggaansameen isla markaana u arkeen mid qeyb weyn ka qaadanaya nabad ku soo dabaalida G/Banaadir.