Qeexid
"Qudaar dhuudhuuban oo yare xoodan ee maraqa lagu dhireeyo, oo dhadhan wanaagsanna ku kordhisa."
"Qudaar dhuudhuuban oo yare xoodan ee maraqa lagu dhireeyo, oo dhadhan wanaagsanna ku kordhisa."
Wadaag:
Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo.
Unug tarmineedka lab marka uu dhex galo unug tarmineedka dheddig.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof aqoon u leh barbaarinta dhallaanka.
m.l
Wadaag:
Qof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.
m.l
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag:
Dad ama xoolo baadi ka dhigid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof meel loo diro si uu u soo arko oo uga war keeno.
m.l
Wadaag:
(-faf, m.l) Weel weyn oo bir ah una sameysan sida saxan oo dharka lagu dhaqo.
m.l
Wadaag:
Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala fidiyo.
Gacan la fidiyo iyo xabadka inta u dhexaysa.
m.l
Wadaag:
Qayb ka mid ah qaybo buug.
Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
Isku b.: wax isku nooc ah.
m.l
Wadaag:
(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay 3.14159... waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.
m.dh
Wadaag: