Qeexid
"(-nan, m.l) Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska. baan2 m.dh Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah. baan3 f.mg1 Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid."
[-nay, -ntay]
baan1 ay
baan1 tay
m.l"(-nan, m.l) Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska. baan2 m.dh Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah. baan3 f.mg1 Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid."
Wadaag:
Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu jira jeedintiisa.
Khaniis.
ld baanise.
m.l
Wadaag:
Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban.
Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
(f.mg) Qof bukaan ama dhaawac ka bogsasho.
f.g
-ntay, -natay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la baatulay noqosho (hanti).
f.mg1
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax weel ku jira, bar noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag:
ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo.
ld baane.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab gadaal ku leh daab la qabsado oo ka samaysan bir dheer, xalleefsan, xoodan, hal dhinac wax ku goysa oo geed nugulka iwm lagu jaro.
m.dh
Wadaag:
Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.
m.dh
Wadaag: