Qeexid

"Turub, baandho ku samayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baandhee oo kali ah:
  • Baarlamaanka waxaan leeyahay, waar marba wixii la soo baandheeyo ee la soo shaandheeyo ee la idin horkeeno saxeexa oo ansixiya.
  • Mar kale ayuu Madaxyuubku diiwaanka baandheeyay markaasuu arkay xeerka X. Xisaab-beeleed, xubintiisa xulka diid oo xalka qaado, farqadiisa hebel bedel oo hayb u raadi, lambarkiisa ah kan ka qaad, haddana keer u dhiib kii kastana diidda.