Qeexid
"ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo."
Qeexid Xigta
ld baane.
"ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo."
ld baane.
Wadaag:
Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid si naxariis iyo xushmad leh u kaalmeyn.
Iska b.: cid, wax ay dhibsaneyso is ka ilaalin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nan, m.l) Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska. baan2 m.dh Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah. baan3 f.mg1 Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.
m.l
-nay, -ntay
Wadaag:
Codkar; nin yaqaan hadal faan, dhaar iyo handadaad isugu jira jeedintiisa.
Khaniis.
ld baanise.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
(f.mg) Qof bukaan ama dhaawac ka bogsasho.
f.g
-ntay, -natay
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab gadaal ku leh daab la qabsado oo ka samaysan bir dheer, xalleefsan, xoodan, hal dhinac wax ku goysa oo geed nugulka iwm lagu jaro.
m.dh
Wadaag:
Isku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.
m.dh
Wadaag:
Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.
m.dh
Wadaag:
Qof buka ama dhaawac ah baan siisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Baaris aan xasillooni iyo nidaam lahayn. ld baanjiyid. baanji2 f.g1 (-iyay, -iday; -iyi) Si aan xasilooni iyo nidaam lahayn wax u baarid.
m.l
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag: