Qeexid Kale
ld baaq1 (4).
ld baaq1 (4).
Wadaag:
Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.
m.l
Wadaag:
Summad alif ah oo idaha shanshada ama tagoogta loogu dhigo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Neef caana yar; gabno; badho. ld baaqin.
m.dh
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah oo aad u yaryar; cayddi.
Qof (ama wax) wax baaqaya.
m.l
Wadaag:
Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin.
Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.
Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.
m.l
Wadaag:
Meel tegiddeeda ka maqnaan.
Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag: