Qeexid
"ld baaqimo."
"ld baaqimo."
Wadaag:
Summad alif ah oo idaha shanshada ama tagoogta loogu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Neef caana yar; gabno; badho. ld baaqin.
m.dh
Wadaag:
Meel tegiddeeda ka maqnaan.
Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
(-nan, m.l) Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska. baan2 m.dh Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah. baan3 f.mg1 Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.
m.l
-nay, -ntay
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah oo aad u yaryar; cayddi.
Qof (ama wax) wax baaqaya.
m.l
Wadaag:
Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin.
Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.
Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.
m.l
Wadaag:
Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Weel maacuunta ka mid ah, dabool leh sidde lahayn oo wax lagu shubto.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori si wanaagsan loo qorey, leh madax qaab bileed ah oo la barkado,lug, gacan gelis ama gacan qabsi ah iyo sal wareegsan, ballaaran oo uu ku fariisto. ld barshin.
m.l
Wadaag: