Qeexid

"Fiidda sare ee geed ama timo iwm."

Qeexid Kale

Ciyaarta daba-ka eriga, hal mar oo turubka la qeybiyo laguna ciyaaro. 4. Isha baalkeeda. 5. (-rar, m.l) Meel lagu iibsho cabitaanka iyo cunto fudud.

Qeexid Xigta

Dhoqor dhaadheer ah oo ka baxda kuruska geela dushiisa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baar oo kali ah:
  • Waxaa la sameeyay baarlamaan la isku karkaray oo tiradiisu gaareyso 550 xubnood iyo xukuumad sal balaaran oo sida muraayadda oo kale la iska wada arkayo.
  • Baydhabo (AllPuntland) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga horyimid olalaha ay ugu jiraan 25 Mudane, kaas oo ay ku doonayaan in ay ku keenaan mooshin ka dhan ah Raysal Wasaare Nuur Cadde.