Qeexid

"(-byo, m.dh) Awrka geela loogu daro in uu rimiyo oo aan la rarine baarkiisa qaba."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baarqab oo kali ah:
  • Kabaryeeriyadan ayaa ah rag nin kastaba baarqab isu magacaabay oo raga-nimo lala kala dambayn waayay.
  • Awr baarqab ah ayaan ogolayn in geelisa uu soo dhex galo Awr kale marka uu qooqanyahay, hadii uu soo dhexgalana waxa loo yaqaanaa fulay, aan laba xiniiyoodle ahayn, anigu se dibida ma aqaan.