Qeexid
baarran1 m.l (-ammo/-anno, m.dh) 1. Dhawaaq afka ka soo baxa firkad gaar ah lagu cabbirayo; hadal; afeef.
Qeexid Xigta
ld baarran1. baarran1 m.l (-ammo/-anno, m.dh) 1. Dhawaaq afka ka soo baxa firkad gaar ah lagu cabbirayo; hadal; afeef. 2. ld baarramid. baarran2 f.mg1 (-amay, -antay; -ami) La b.: cid hadal la yeelasho.