Qeexid

"(-rro, m.dh) Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar. ld baasaboorto."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baasaboor oo kali ah:
  • Sidoo kale ninka baasaboorka Talyaanig ah sita ee magaciisu Somaliga yahay waxa looga shakisan yahay inuu si weyn ugu lug leeyahay dilaalista shirkado Talyaani ah oo qashinka sunta Wershadaha Nukliyeerka iyo kuwa kaleba ku daadiya xeebaha Somalida.
  • Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horeysay oo Baasaboorka cusub ay Dowlada Federaalka bilowdo bixintiisa.