Qeexid
Wax inay shar leeyihiin aaminid.
[-stay, -satay]
f.mg3Wax inay shar leeyihiin aaminid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld baasaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld baasaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg baasayso. ld baasaysad, baasaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Waalid sasabasho (carruur).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xoolo gaso ku xaraysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Alaab si habaysan isu dul saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid qaraabeysasho.
Qeexid Xigta: Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld badbaadso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibaato aad u weyn; belo.
Qeexid Xigta: Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm.
Qeexid Kale: Rasaas si is daba joog ah u dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah bariiska oo leh dhuux guduudan oo macaan. ld baasarac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld baasarce.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Baryo ama tuugsi u bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld baashi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Rafaad waxyeello weyn leh; hoog; ba'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Rafaad waxyeello weyn leh la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar. ld baasaboorto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Hanti yar iimaansasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Hanti yar tashiilasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid barako ka doonasho. 4. (f.mg) Sadaqo la bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho.
Qeexid Xigta: Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Qeexid Xigta: Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]