Qeexid
eeg baashaali.
eeg baashaali.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof kale sheeko, ciyaar iyo waqti ku dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld baashaal1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Sheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin.
Qeexid Xigta: ld baashaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld baalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Kuul baro yaryar leh oo haweenku ku xarragoodaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-shyo, m.dh) B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.l
Qeexid: eeg baasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) B. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baashi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax duug noqday muddo dheer dabadeed (dhar iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Koofiyad, gammuun iwm.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Waraaqaha turubka midka yeekaha ku xiga oo boqorka ku sawiranyahay. ld baash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld baalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax muddo dheer jiray, aad u gaboobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: B. ah: wax muddo dheer jiray oo aad u gaboobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhunkashada dhabanka ama dibnaha la iska shumiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -shtay, -shatay
Qeexid Xigta: Gammuun, baal ku dhegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eeysay
Qeexid: Dhunko.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]