Qeexid
"(baay.) Bakteeriya kasta oo qaab uleed leh ama u dhuuban sida usha."
"(baay.) Bakteeriya kasta oo qaab uleed leh ama u dhuuban sida usha."
Wadaag:
Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. ld bisbaas.
m.l
Wadaag:
Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Dhibaato aad u weyn; belo.
Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm.
Rasaas si is daba joog ah u dhacda.
m.l
Wadaag:
Cid, basanbaas dhaxalsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (kiim.) Nooc kasta oo ka mid ah birdhafyada kubram-sink oo ilaa 50% tahay sink. Marka xaddiga sink la kordhiyaba, midabka birdhafku wuxuu iskula beddelaa sidan: dahabi-cas oo noqda dahabi; ilaa laga gaadho caddaan-qalimeed.Baraasyada si fudud ayaa loo sameeyaa, si wacanna way ugu adkaystaan daxalaysiga.
m.l
Wadaag:
Cunto ka samaysan bur la qallajijey oo qaabab kala duwan leh oo la cuno.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Waraaqaha turubka midka yeekaha ku xiga oo boqorka ku sawiranyahay. ld baash.
m.l
Wadaag:
Gammuun, baal ku dhegsasho.
f.mg3
-shtay, -shatay
Wadaag:
Cayayaan yar, diqsiga u eg, kase weyn oo xoolaha qaniina geeluna ku dhukaamo. ld baal1 (4), baalcad2 (2).
m.l
Wadaag:
Si wanaagsan oo farxad iyo reyn-reyn leh qof u qaabilid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (baay.) Soobaxyo uu jidhku leeyahay oo u soo baxa dub duleedka lafdhabarleyda, kuwaasi oo kordhiya halka ay iskaga yimaadaan laba nudood.
m.dh
Wadaag: