Qeexid

"(-llo, m.dh) Gaadiid laba lugoodle ah, aan matoor lahayn oo lagu socodsiiyo lugaha."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaskiil oo kali ah:
  • Bas Weeyn oo dadka safriya Baabuur raaxo Baaskiil nooca Aasiya laga isticmaalo.
  • Magaalada waxay kaloo caan ku tahay ciyaaraha barafka iyo tartanka baaskiiladda.