Qeexid

"ld bastoolad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baastoolad oo kali ah:
  • Haweeneydaan oo la afduubtay 16-kii bishaan ayaa waxaa watay oo istaajiyay gaarigii ay saarneyd labo dabley ah oo watay baastoolado kuwaasoo baabuur gaar ah oo ay wateen ku sii qaatay Haweeneydaani.
  • Alle ha u naxariistee waxaa Xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Taliyihii Ciidamada Galmudug ee fadhigoodu ahaa Deegaanka Gelinsoor intaaney Maxaakiimtu kala wareegin kadib markii ay kooxo baastoolado ku hubeysani soo weerareen.