Qeexid

"(-iyo, m.dh) Dhar cudbi ah, adag oo midabo leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baati oo kali ah:
  • "Abuu Mansuur horta waa nin ikhtiyaariyan ah, oo dad kale ayuu wax ka raadsanayay, hadalka Sheekh Xasan Dahir isagaaba nin Ceel ku jira ah oo xukuman, marka asigana Sambaatii ayuu diyaarsanayay"ayuu yiri Sheekh Yuusuf Indha Cadde.
  • Ugu danbeytii waxaa ay ugu baaqee Hogaamiyayaasha Soomaaliyeed in ay u tanaasulaan Waalahooda Soomaaliyeed iyagga oo tixgalinaya dhibaatidii la soo maray 18 Sano ee la soo dhaafay.