Qeexid
"Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”."
[-ulay, -ushay]
baatul2 lay
baatul2 shay
f.g1"Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”."
Wadaag:
Wax la baatulay ahaansho (hanti).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la baatulay noqosho (hanti).
f.mg1
Wadaag:
(-lo, m.l) Dhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.
m.dh
Wadaag:
Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag:
(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
(-faf, m.l) Weel weyn oo bir ah una sameysan sida saxan oo dharka lagu dhaqo.
m.l
Wadaag:
Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala fidiyo.
Gacan la fidiyo iyo xabadka inta u dhexaysa.
m.l
Wadaag:
Qayb ka mid ah qaybo buug.
Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
Isku b.: wax isku nooc ah.
m.l
Wadaag:
(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay 3.14159... waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.
m.dh
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag:
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku shuqul leh cudurrada, waxyaabaha sababa iyo dhibaatada ay gaadhsiiyaan jidhka.
m.l
Wadaag: