Qeexid
"Wax la baatulay ahaansho (hanti)."
[-lnaa, -lnayd]
baatulan2 naa
baatulan2 nayd
f.mg4"Wax la baatulay ahaansho (hanti)."
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la baatulay noqosho (hanti).
f.mg1
Wadaag:
Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid. Tus. “Wiilkii dukaankii buu baatulay”.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f.mg1
Wadaag:
Wax iib u yaal qiimahooda ka doodid.
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
(xis.) Urur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Bar maguuraan ah oo la yiraahdo unugga iyo xarriiqyo maguuraan ah oo la yiraahdo dhidibbo ayaa tixraac ahaan loo adeeg-sadaa.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.
m.dh
Wadaag:
Wax aan tiradoodu yarayn ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad.
m.dh
Wadaag:
Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku shuqul leh cudurrada, waxyaabaha sababa iyo dhibaatada ay gaadhsiiyaan jidhka.
m.l
Wadaag: