Qeexid
"Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg2."
[-gay, -gtay]
baaxaadeg2 ay
baaxaadeg2 tay
f.mg1"Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg2."
Wadaag:
Wax la kulmay degganaan la'aan joogto ah ahaansho. ld baaxaaddegan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg baaxaadegan. ld baaxaaddegnaan, baaxaaddegnaansho, baaxaadegnaansh
m.f.dh
Wadaag:
baaxaaddeg2 f.mg1 ld baaxaadeg
m.l
-gay, -gtay
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.
Hadiyad la siiyo qof madax ah.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal m.l/dh) Meesha baaxadda bartankeeda ah; wax fidsan oo ballaaran wadaagihiisa; dhex; bartame.
m.l
Wadaag: