Qeexid
"Ballac."
"Ballac."
Wadaag:
(-rayaal m.l/dh) Meesha baaxadda bartankeeda ah; wax fidsan oo ballaaran wadaagihiisa; dhex; bartame.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) S. ah: naag araggeeda laga naxo oo la karahsado.
m.dh.kh
Wadaag:
Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad.
m.dh
Wadaag:
/dh (-dyo, m.l/-do, m.dh) Warqad adag oo qaab sanduuq leh oo badeecooyinka lagu rido. ld baako.
m.l
Wadaag:
Degganaan la'aan joogto ah la kulmid. ld baaxaaddeg2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab gadaal ku leh daab la qabsado oo ka samaysan bir dheer, xalleefsan, xoodan, hal dhinac wax ku goysa oo geed nugulka iwm lagu jaro.
m.dh
Wadaag: