Qeexid
"Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho."
"Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho."
Wadaag:
(-cay, -cday; -yici) Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.
f.g1
Wadaag:
eeg baayoco. ld baayacad. baayacmushtar1 m.l ld Biicmushtarid; biicmushtari.
m.f.dh
Wadaag:
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Meel kulul oo qorraxda hayso.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.l) Nooc warmaha yaryar ka mid ah oo aan caarad dhuuban lahayn, lehna af ballaaran iyo tiir weyn.
m.dh
Wadaag:
Wax iib u yaal qiimahooda ka doodid.
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay 3.14159... waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.
m.dh
Wadaag:
Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad.
m.dh
Wadaag:
/dh (-dyo, m.l/-do, m.dh) Warqad adag oo qaab sanduuq leh oo badeecooyinka lagu rido. ld baako.
m.l
Wadaag:
Ciid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.
m.l
Wadaag: