Qeexid
"eeg baayoco. ld baayacad. baayacmushtar1 m.l ld Biicmushtarid; biicmushtari."
"eeg baayoco. ld baayacad. baayacmushtar1 m.l ld Biicmushtarid; biicmushtari."
Wadaag:
Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -yici) Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.
f.g1
Wadaag:
Wax iib u yaal qiimahooda ka doodid.
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
Gammuun, baal ku dhegsasho.
f.mg3
-shtay, -shatay
Wadaag: