Qeexid
"ld biicmushtar2."
[-ray, -rtay]
baayacmushtar2 ay
baayacmushtar2 tay
f.mg1"ld biicmushtar2."
Wadaag:
Ka b.: qof badeeco iibinteeda ama gadiddeeda hawl ka dhigasho. ld baayacmushtar2; beecmushtar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-cay, -cday; -yici) Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.
f.g1
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Qof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ganacsade. ld baayacmushtar1 (2), baayacmushtari, beecmushtar1
m.l
Wadaag:
Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.
m.l
Wadaag:
ld baayacmushtar1 (1), baayacmushtarid, beecmushtari
m.dh
Wadaag:
Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin timirta, bixiya miraha qoonaha iyo caw oo ka baxa meelaha kulul ee biyaha leh.
Nagaar dhulka ku faalala oo xooluhu daaqaan.
m.dh
Wadaag:
Wax iib u yaal qiimahooda ka doodid.
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
eeg baayoco. ld baayacad. baayacmushtar1 m.l ld Biicmushtarid; biicmushtari.
m.f.dh
Wadaag: