Qeexid
"(dii.) Kitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaanka."
"(dii.) Kitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaanka."
Wadaag:
(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay 3.14159... waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.
m.dh
Wadaag:
Macmacaan ka samaysan bur, sonkor iyo ukun oo sida baalka oo kale loo googooyay oo saliid lagu dubay.
m.l
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag:
(-cay, -cday; -yici) Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.
f.g1
Wadaag:
Badeeco qiimaheeda weyddiisasho; gorgori. ld baayaco.
f.mg3
-yacday, -yacatay
Wadaag:
Geed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo balballaaran iyo miro waaweyn, macaan oo leh iniino filfisha u eg; mafafaay.
m.l
Wadaag:
Waalid sasabasho (carruur).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
baayir1 m.l.kh (-rro, m.dh) B. ah: qof aad u been badan; beenlow; beenaale.
ld baayac1. baayir1 m.l.kh (-rro, m.dh) B. ah: qof aad u been badan; beenlow; beenaale.
m.f.dh
Wadaag:
Weyddiinta qiimaha wax ganacsi u yaal. ld baayacasho.
m.l
Wadaag: