Qeexid
"U b.: cid, wax dhibaato leh oo ku soo aaddan difaacid."
[-gay, -gtay]
babacdhig2 ay
babacdhig2 tay
f.mg1"U b.: cid, wax dhibaato leh oo ku soo aaddan difaacid."
Wadaag:
Daaddagga buurta ama taagga; hoobad.
Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo.
ld babcid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax si dadab ah u dhigid.
(f.mg) Ka b.: wax jaho uu ku toosnaa ka weecin.
f.g
Wadaag:
U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(dii.) Qof dhintay iil gelin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaaro fudud sida legdin, orod iwm ku tartamid.
f.mg1
Wadaag:
Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso.
Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
m.dh
Wadaag: