Qeexid
Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo.
Qeexid Xigta
ld babbin.
Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo.
ld babbin.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si dab loo ololiyo ama wax kulul loo qaboojiyo, hawada ku xeeran babbis ku dhaqdhaqaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg babbi. ld babbis (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Balanbaalis
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Wax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: baabbi'i f.g2 1. Wax ciribtirid. 2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin. 4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.
Qeexid: baabbi'id m.f.dh eeg baabba'2. ld baabba'1 (3).
Qeexid: baabbi'in m.f.dh eeg baabbi'i. ld baabbi'is.
Qeexid: baabbi'is m.l ld baabbi'in.
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: ld kebbis2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Qof xabsi gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dabbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan.
Qeexid Xigta: ld babbasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) ld bamban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gabbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhar lagu xarragoodo.
Qeexid Xigta: Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Qof dhar xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kabbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld habbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld bes.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]