Qeexid
"Balanbaalis"
"Balanbaalis"
Wadaag:
Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo.
ld babbin.
m.l
Wadaag:
Si dab loo ololiyo ama wax kulul loo qaboojiyo, hawada ku xeeran babbis ku dhaqdhaqaajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dabayl xooggan oo dhacaysa awgeed aad u ruxasho.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
B. ah: meel aan gabbaad lahayn oo dabayl badan.
ld babbasho.
m.l
Wadaag:
Geed-mirood dheer, lugtool ah oo baarka sare ku leh caleemo balballaaran iyo miro waaweyn, macaan oo leh iniino filfisha u eg; mafafaay.
m.l
Wadaag: