Qeexid

"Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah."

Qeexid Kale

Meel kulul oo qorraxda hayso.

Qeexid Xigta

Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine