Qeexid

"Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya."

Qeexid Kale

Awr rarey ah oo xoog badan.

Qeexid Xigta

Meesha bacadluhu wax ku gato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine