Qeexid
"(-ro, m.l) Jaad ugaarta ka mid ah sagaarada ka weyn deeradana ka yar, midab dambas ah iyo dhego balballaaran leh, kuna nool meelaha biyaha badan; dhusaas."
"(-ro, m.l) Jaad ugaarta ka mid ah sagaarada ka weyn deeradana ka yar, midab dambas ah iyo dhego balballaaran leh, kuna nool meelaha biyaha badan; dhusaas."
Wadaag:
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Meel kulul oo qorraxda hayso.
m.l
Wadaag:
Nooc quraanyada ka mid ah, midab cas leh, kooxkooxna u socota, aad u qurmoon oo yacayda cunta.
m.dh
Wadaag:
/dh (-wyo, m.dh) Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu nasiibdarro wato.
m.l
Wadaag:
Ciid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.
m.l
Wadaag:
Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto.
Dharbaaxo; jaawin.
m.dh
Wadaag:
Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya.
Meesha bacadluhu wax ku gato.
Awr rarey ah oo xoog badan.
m.l
Wadaag:
Sanka qeybtiisa sare ee dhuuban.
Sanka intiisa hore oo aan lafta lahayn.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo geelu daaqo; balalo.
m.dh
Wadaag:
Wax toos u socday, dhinac u weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed nagaar aan qodax lahayn oo dhirta daawada ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Iin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga dido ama laga boodo wax aan la hubsan; salaaf; biinan.
m.dh
Wadaag:
Wax toos u socda dhan u weecasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka hortagga bacaad fidaaya iyadoo geedo lagu beeraayo.
m.dh
Wadaag: