Qeexid
"Fara badan."
"Fara badan."
Wadaag:
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Meel kulul oo qorraxda hayso.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
m.dh
Wadaag:
Ciid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.
m.l
Wadaag:
Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto.
Dharbaaxo; jaawin.
m.dh
Wadaag:
Geed nagaar aan qodax lahayn oo dhirta daawada ka mid ah.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn.
m.dh
Wadaag: