Qeexid
"Wax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm)."
[-naa, -nayd]
bacran2 aa
bacran2 ayd
f.mg4"Wax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm)."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).
f.mg1
Wadaag:
Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaaro fudud sida legdin, orod iwm ku tartamid.
f.mg1
Wadaag:
Habka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga si ay u sameeyaan bacrimane.
m.dh
Wadaag:
Wax aan tiradoodu yarayn ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto.
Dharbaaxo; jaawin.
m.dh
Wadaag:
ld bacrimee. bacrimin1 m.dh ld bacrimayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f.mg1
Wadaag:
Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid.
Dhul si uu bacrin u noqdo digo ama walax kiimika ah ku shubid. ld bacrimi.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho.
Wax sharciga waafaqsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo.
Unug tarmineedka lab marka uu dhex galo unug tarmineedka dheddig.
m.l
Wadaag: