Qeexid

bacrimane saygot m.l (-ooyin ..., m.l) (baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudarsanka bu'da ugxanta iyo xawada ama boodh faxalka.