Qeexid

"ld bacrimee. bacrimin1 m.dh ld bacrimayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bacrimi oo kali ah:
  • . Embryology: Cilmiga la xiriira barashada ilmaha uurka ku jira koriimadooda laga soo bilaabo heerka bacrimidda ugxanta ilaa uu canug sameysmo.
  • Uureysiga waxa laga soo tiriyaa maalinta ugu horeysey ee caadadii ugu dambeysey, taas oo ah qiyaastii laba todobaad kahor inta aaney bacriminta lafteedu dhicin.