Qeexid
"Dharbaaxo ku dhufasho (qof)."
[-iiyay, -iisay]
bacsi iyay
bacsi isay
f.g2"Dharbaaxo ku dhufasho (qof)."
Wadaag:
Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto.
Dharbaaxo; jaawin.
m.dh
Wadaag:
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.
Meel kulul oo qorraxda hayso.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar aan qodax lahayn oo dhirta daawada ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: