Qeexid

"ld badbaadi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badbaadee oo kali ah:
  • Wasiirka Ganacsiga Puntland ayaa saxaafada u xaqiijiyay dagitaanka doomana u rarnaa ganacsatada Somalida ah, isagoo sheegay in qaar ka mid ah shaqaalihii la socday doonidii kusoo socotay Boosaaso ay badbaadeen.
  • "Ilaah baa mahadda leh saakay xaaladda deg deg ah oo jirtay hooyadii iyo ilmihiiba way badbaadeen oo way nool yihiin," ayay tidhi.