Qeexid
"Ka b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badbaadayso."
[-saday, -satay]
badbaads aday
badbaads atay
f.mg3"Ka b.: qof, wax khatar ku sugnaa ka samatabbaxsasho. ld badbaadayso."
Wadaag:
Wax la haystay in kale oo la nooc ah ku darsasho.
Qof, qeybtiisii in ka badan qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka b.: wax, xadkooda dhaafin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Guuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan dhibaatada dhuugga, baalka iwm.
m.l
Wadaag:
Ka b.: halis ka samatabbixid.
Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
f.mg1
Wadaag:
Qof ama wax kale dusha ka ilaalsasho si isagoo dagan loo helo.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: