Qeexid

"ld beddelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baddal oo kali ah:
  • Haddaba rajada laga qabo doorashooyinkaasi in isbaddal la taaban karo ay keeni karaan iyo inkale ayaa noqotay gacan uur ku jirta.
  • Waxaan dadkaas leeyahay sharciga iyo qawaanniinta waa loo wada siman yahay, sharciguna isma badbaddalo mana eexdo, mana yaqaan ceeb iyo qof laga haybadaystotoona.